News
News Release:
Message from the Superintendent (Somali)
October 26, 2007
Hagaag Qoysaska Dugsiyada Reer San Diego. Mudane Carl Cohn oo ah Madaxa Waxbarashdadda Dugsiyda San Diego ayaa arrimha dugsiyada idin la socodsiineya.
Waxaan qorsheynaynaa in ay dugsiyadu furmi doonaan maalinta Talaadada ah ee bisha Oktoobar 30 ay tahay, haddii ay xaaladu ku sii socoto inay sii wanaagsanaato. Kedib markii aanu fiirinay nooca ay hawadu sida ay tahay, marxaladaha ay fasaladu ku sugan yihiin, iyo fursadaha lagu helayo shaqaalaha, waxaan door bidnay inay Talaadau tahay maalinta ugu habboon ee caadi ahaan dugsiyada loogu soo laaban karo.
Fadlan carruurta waa inaad diyaar uga dhigtaan in dugsiga ku soo laabtaan subaxnimada maalinta Talaada ah. Waxaan ku rajoweynahay inay dugsiyada iman doonaan.
Gracias,
Superintendent Carl Cohn
