News
News Release:
Emergency Response Message from the Superintendent (Somali)

October 22, 2007

Hagaag Qoysaska Dugsiyada San Diego. Waxaa halkan farriim muhim ah oo ku saabsan xaaladan deg degga ah idin ka soo gudbineya Madaxa Waxbarashadda Dugsiyada oo ah Mudane Carl Cohn. Berrito oo Talaado ah bisha Oktoobarna tahay 23, dhammaan Dugsiyada degmadu wey xidhnaan doonaan, dabka kacay dartii. Maalin kasta xaaladu sida ay noqoto waa idin la socodsiin doonaa. Berrito waxaa xaaladaha deg degga ah darteed u furan doona shan Xarumaha Carruurta lagu Barbaariyo ah. Wixii warbixin ah waxaad ka heli kartaa shabakada Internetka oo ah, www.sandi.net. Waalidiinta su’aalaha ay qabaan waxaa loogaga jawaabi doonaa telefoon nambarkan ah (619) 725-8140. Berrito waa in carruurta guryaha lagu hayaa loona diidaa inay bannaanka ku ciyaaraan.

Mahadsanidin,
Superintendent Carl Cohn